Guddigii uu magacaabay C/wali Gaas oo soo saaray shuruudaha Xildhibaanada cusub ee Puntland

Guddigii xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka ee uu dhawaan magacaabay, madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee ayaa maanta soo saaray shuruudaha laga rabo xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Puntland. Guddiga oo xiganaya qodobka 61-aad ee dastuurka Puntland oo qeexaya shuruudaha lagaga mid noqon karo golaha wakiilada Puntland, ayaa ku xiray xildhibaannada inay … Continue reading Guddigii uu magacaabay C/wali Gaas oo soo saaray shuruudaha Xildhibaanada cusub ee Puntland